Hoggaamiye Isbeddel Horseeda

Saciid Cali Shire

Buuggaan waxaan u hibeeyey waalidkay: Aabbe Cali Shire (Eebbe ha u naxariisto, Firdowsana ha ka waraabiyo) iyo Hooyo Faadumo Cali Faarax. Waxaan leeyahay: “Eebbow ugu naxariiso si ka fiican siday iigu naxariisan jireen markii aan yaraa.”

Buuggaan waxaan sidoo kale u hibeeyey hoggaamiyayaashii hore ee Soomaalida.

TUSMO

Mahadcelin
Gogoldhig
Afeef

HOGGAAMINTA: GUUD MAR
Muhimmadda hoggaaminta
Waa maxay hoggaamintu?
Maxay ku kala duwanyihiin hoggaamiye iyo maammule
Xirfadda hoggaaminta
Hilinka hoggaaminta
Xaggee hoggaamiyayaashu ka bartaan hoggaaminta?
Hawlaha hoggaamiyaha
Wanaagyada iyo ceebaha hoggaaminta
Hoggaamiyaha fiican iyo hoggaamiyaha xun
Soomaaliya iyo hoggaaminta

BAADI-GOOB: HOGGAAMIYAYAASHII HORE EE SOOMAALIYA
HOGGAAMIYAYAASHII HORE EE SOOMAALIYA
Hoggaamiyayaashii Soomaaliya: Islaamka hortiis
Hoggaamiyayaashii Soomaalida: sebenkii Islaamka
Hoggaamiyayaashii Soomaaliya: sebenkii gumaysiga

AASAASKA HOGGAAMINTA
ARAGTIYIHII HORE EE HOGGAAMINTA
Shiinayskii hore (Sun Suu)
Giriiggii Hore (Suqraadis iyo Balaato)
Toomas Akwinaas (1225-1274)
Nikiilo Makyafelli (1469-1527)
ARAGTIDA SIFADA (1880-1940)
ARAGTIDA QAABDHAQANKA (BEHAVIOURAL THEORY)
ARAGTIDA IXTIMAALKA (CONTINGENCY THEORY)
ARAGTIYAHA CUSUB EE Hoggaaminta
ISLAAMKA IYO HOGGAAMINTA
Soomaalida iyo Aasaaska Hoggaaminta

TIIRARKA IYO UDUB-DHEXAADKA HOGGAAMINTA: GUUDMAR

DABCIGA IYO QIYAMKA
DABCIGA HOGGAAMIYAHA
QIYAMKA
Dabciga iyo Qiyamka Hoggaanka Soomaalida

HORUMARINTA HIRAALKA
Hoggaaminta Istaraatiijiga ah
Muhimmadda Hiraalka
Sidee loo sameeyaa hiraalka?
Gudbinta hiraalka
Soomaalida iyo horumarinta hiraalka
Sidee hoggaamiyuhu dadka usoo jiitaa?

DAD SOO-JIIDASHADA
Awoodda
Dhiirrigelinta (motivation)
Sidee hoggaamiyayaashu dadka ku kasbadaan?
Hoggaanka Soomaalida iyo soo-jiidashada shacabka

WAR-GAARSIINTA
SIDEE HOGGAAMIYAYAASHU WARKA U GUDBIYAAN?
Kannaalada war-gaarsiinta la mariyo
Warcelinta
War-gaarsiinta xilliga xaaladdu adag tahay

KHILAAFAADKA IYO XALLINTOODA
Xallinta dhibaatooyinka
Garaadka hoggaamiyaha iyo fahanka xalka
Soomaalida iyo war-isgaarsiinta

SIDEE HOGGAAMIYUHU WAX U BEDDELAA?
Muhiimadda isbeddelka
Isbeddellad taabagalka noqda
Hoggaamiyaha isbeddelka dhaliya
Xaaladda
Hoggaamiye wax beddela
Soomaalida iyo horseedidda isbeddellada

HOGGAAMINTA KOOXAHA
SIDEE KOOXUHU U SAMAYSMAAN?
Waxqabadnimada kooxaha
Hawlaha hoggaamiyaha kooxda
Hoggaaminta kooxaha kala firirsan

HOGGAAMIYAHA MUSTAQBALKA
MAXAAD KA KORORSATAY BUUGGA?
Tayada hoggaamiyaha

RAADRAAC